App logo

F̲r̶a̶n̶K̲ 2̶0̶

@zudaysi555

1.6K

friends

Afka Gaabso waligaa Gob inaad U qalantiyo Ruux Guna inaad Tahy midna Yaan laga garan 💯 Erey anu ka gayin Haku wayin Ruux goba Qosol iyo cadhan Kala qarinaya Qalbi ku bogiyo Aqli ka qancan Ugar qadaya Wa maxay dhawaca an bogson/raysan? Wa qof gob ah o u bahday qof gun ah Gacmahaba qofaan kuugu jirin laabta lama geeyo, Qofan guulba moodayn wadnaha looma wada gooyo Baahidu halkay kaa gashaba looma raro geedi Fadhi galab qofaan kaaga kicin looma jiro geela!!" Qof ku Diidan Daba Orod Nafsadiisa Doon'doon Doqoniimo weeyee Danba ruuxa kaa qabin Abidkaa Ha day'dayin. ╱◢▔◤◢╱╲╱╲◣◥▔◣╲
◢▔◤◢🅞◣╲╱◢🅞◣◥▔◣
■╚◉✪☞ J͟I͟G͟J͟I͟G͟A͟🇬🇶☜✪◂◉╝
◥▁◣◥🅞◤╱╲◥🅞◤◢▁◤
╲◥▁◣◥╲╱╲╱◤◢▁◤╱ 🫡🤐🥷Amusnantu wa dilaga ugu wayn Trust Allah Kaligi socod Madaneeyo dumarka badan🥶🦋🥷 Amusnow inta laga codsanayo ina hadashid wayo taas waxay ka wanagsan thy inaad iska hadashid lagana codsado ina iska amusto 🫡🤐 ━━━━ ﷽ ━━━━┓ 🖤 𝗡𝗘𝗕𝗜 𝗠𝗢𝗛𝗔𝗠𝗘𝗗🕋 ┗━━━━ ﷽ ━━━━┛ 𝗦𝗖𝗪 Markey dunidu casiday Ballamihi cuddona Inaan kali caweyan U arkaa cisi iyo sharaf Sadka waxa la siista in la sooro ruux mudan sxb waxa gala kii sirtada qarin kara💯✊ qalpiga raja Dhowraya Qofkii dhipey buu taba Mid dhowrayuu naca si dhaba ruuxi u jecel wuxu ka dhex radiya qof kle dhaqan Kalu laha Sharaftaa Hagoognoow Huwanoow dadnimadaa Heybaddii Ninnimaduna Kaa Noqon Hunguri Jiri Hana Siisan Ruux Goba Shilimaad La Hoorsado… Xasuusaha qaare darenka qabyobey Ada dhayey qonta niyada kun qof didey Qudhadana doontay aya qalad yelan Hadii qadir yeelana qumaney aragaga Ayaa qorshe ii ah Miyaan uqalma xubiga? Nin raged waqtigu gabay Muxu doqon nasiib lihi Ugu fanay nolol wacan 😐 Hadaa caashaqu ludiyo Lafta iyo dhuuxay galin Miyaan kaa lulan lahaa Miyaan gabar kugu labayn Nafteyda leedaheey Tagtay anigu man dirin Tabaye anigu manicin Halkay igaga tiliyo Kaman tirin bogeygi Rag wa shaah ☕ Dumarna sheeko 🤼‍♀️ Xulashada raga ➻sadex ha cadaato ◦ ha midab cadaato ◦ha indho cadaato ◦ha ilko cadaato ➻sadex ha madobato ◦ ha af madoobaato ◦ha timo madoobaato ◦inka (isha)ha madoobato ➻sadex haweynaato ◦ha simo weynaato ◦ha cududo weynato ◦ha kub weynaato ➻sadex ha udheeraarato ◦ha san dheeraato ◦ha timo dheeraato ◦ha itaal dheeraato ➻sadex ha uyaraato ◦ha cod yaraato ◦ha cir yaraato ◦ha cag yaraato ➻Sadex ha lahaato ◦diin ha lahaato ◦dabeecad ha lahato ◦dadnimo ha lahato

chats