Clubhouse logo

.. Go

@yg2021

264

friends

GOONI CABDI XAAJI 🟦🟦🟦⭐️🟦🟦🟦 ◻️◻️◻️◻️◻️◻️◻️ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 Illaahii dad dhammaantii Intuu dhoobo ka uumay Dhulka waalid ka yeelow Dhabarkii Nebi Aadan Illaahii naga dheegayow Noo dhammeeyey garaadkow Illaahii dhaladkaygana Daarood iiga dhex beereen Igu dheehin ninnow Dhoomihii Kablalax Illaahii dhadhankkoodiyo Dhuuxoodii iga yeelow Haddaan sii dhalandhoolo Abtirsiinyaha dheelmo Harti bay u dhacdaaye Illaahaan dhibic ceeb ah Meelna iiga dhoweynow Guni waa dhaddigoodoo Waxba dhaawici maysoo Sida dhaydiyo xoortaa Layska soo dhamayaaye Illaahii dheegga Cismaan iyo Dhagax aan la marayn iyo Dhadhaabtaa iga yeelow Haddaan dhiidhiyo maantoo Dhirfo oo aan wax laayo Intaan dhoobta suldaankiyo Dhalin Reer Maxamuud iyo Ilma Yuusuf dhex joogo Dhafoor adoon aan ka toogtay Dhurwaagoo cuna mooyee Mindhaa geel kama dhiibo 🟦🟦🟦⭐️🟦🟦🟦 ◻️◻️◻️◻️◻️◻️◻️ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩