Tariikhdu waxaay dhigta
Tusaale wixii dhiciyo
Dharaarihii soo taxna
Dhaxaan calanyow tolmon
Tiir adag kuso ahaa
Dhaxan calayohow tabiyo
Xeelad turuq ku haye
Caawan tacabki helene
Sideedad iyo tobanka may
Dhamaan ku sacab tune
Taagnow calanyahow ha dhicin