Reer xamar baan ahay cuqdad ma aqaan🇸🇴🇸🇴
Waa dharaaro noloshiye
Ruuxi dhaa wacaa giyo
Xanuunkaaga dhibayaa
Talo laga dhageestaa
Waxaa abid la dhowrtaa
Ruuxaa ku dheer tahay
In dhankiisa goornaba
Cadow kaaga soo dhicin
Waana leeska dhaafaa
Dhayal ruuxi kugu sida🤝
🇸🇴 🇫🇮