Clubhouse logo

Qalajiye ☆

@wiila-waal

608

friends

ᴹᴿ ➳ ᴮᴬᴰʙᴏʏツ ▄︻̷̿┻̿═━一 📍.......Germany 🇩🇪 Manchester united 🚀🥅 . Save Money Better Grils Are Coming 🙂 7 janaaib oo ay tahay in aad hadafyo ka degsati si ay noloshaadu u dheeli tirnaato 1. Jaanibka ruuxiga ah ●raali gelinta ilaahay ●salaada ●soonka ●sadaqada 2. Jaanibka caqliga ●Barashada xirfado ●Hab fikir sax ah ●Akhrinta badan 3.jaanibka cilaaqaadka ●carada in aad iska yaraysi ●dadka oo aad si wanaagsan ula dhaqanto 4. jaanibka jirka iyo caafimaadka ●cuntadiisa ●hurdadiisa ●check up sanadkii hal mar ah 5. Jaanibka qoyska ●Horumarinta nolosha reerka ●Caafimaadkooda ●Wax barashadooda 6.jaanibka shaqsiga ●aqoontaada ● dhaqan wanaaga ●qofka aad maanta iyo shalay ahayd . 7. Jaanibka bulshada ●maxaad kusoo kordhisay bulshada ●maxaad uqaban kartaa bulshadaaada.