Maax Dugsiiye Wadhowr
@wadhowr_magan
207
friends
Ka carar Abo Nin weyn💪🩸 Dhashii Amiir Nour 20 Jir Ka Adag 🌍 Naag iyo shaadhba Midkii cadba Qataa Hilib iyo naagba midkii Baruura La Qata #Naftii-hure. Raggii cadow gooda yaqaanay waxay dhihi jireen sidan; "Waxan ahay naftiihure Neecaw qaboow iyo Nimco iyo barwaaqiyo Nabad lagu nagaadiyo Noloshaba illoobeee." "Waxan ahay naftiihure Ma nastoo habeen qudha Nafis uma casheeyee Naakhuudayaashiyo Nacabkaan ilaashaa Haddii nabad la waayana (bal halkaa u fiirso) Dhankastaba ha noqotee Nacas igama libin helo" "Nidar baan horey u galay Niyadeydu waa meel Haddii aanan soo noqon Calankayga nuurow Allahayoow ku nabad geli." Cabdi Kaamil Cawaale (Naftiihure). Allow kuu naxariiso. Yaa u sheega in maanta raggii ay la daagalmeen walaaleheen yihiin.