siraad pretty
@umu_sabriin
749
friends
ο·½. ππβ€οΈ. hadal wuxu amaan yahay intuu afkaga ku jiro π€. Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la lehπ€ππ βHadii dhidirka Aar lagu fasiro, dhiigu waykiciye, * An iraahdo dhowr eray murtiyi, dhaxal gal weeyaane.π. Sarbeebaha wax laga dheehdo waa, dheeman iyo luule, * Ruuxii dhalaalshaa xigmado, wayn ka dhaliyaaye, * Dhagahadal rag kuma samo markii, lagu dhibaayaaye, * Xanta waa ku kala dhimanayaa, aan dhab loo furine ππ€π
chats