KING Uk
@uk0130
454
friends
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ᑭᑌᑎTᒪᗩ★ᑎ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦 📬📬📬📬😍 a 😍😍😍😍😍😍💯😊😊😊❣️😭❤️ to 😘🤲🤲💯😊 Wan ka xanaqa 😡❤ Hadana kama tagi karo 😔☝️ Wad iga fog tahay 😢 Hadana kama ahan karo 😮😪🙌 Wan kugu kalsonahay 🤨💕 Hadana wad iga Masersisa💞💞🌹 Ax😮ya jacayl❤❤ ❣Jecelku waa dareen😘 👀Indhihsuba waa Dookha🙈🌹 👂Maqalkisuna wa Farxda😄💝 🧑Wajigsuna waa kulanka👭❣ 🏕Deegankisu waa khalbiga💘💝 💘Dhaqankisu waa Diin📚😘 🥰Astaankiisa waa Ubaxa⚘⚘ 🔐Awoodisu waa kalsonida❣❣ Dhashii Nabi Adano 🤩❤ Oo gadi Nabi Yusuf lay 🥰 Malaa ig sided Asturan👫 Arooryo dilaacdey Ubax🌹 Iftiinka laso baxo 🥀 Aadmigu ku illdoogsaday 💥 Nafteydu Adeecsan Ruux🥰 Aqlaaq lagu so korshay 💟 liman lagu Ababshayey 💝 A bsami qof Aruursano 🏝 linsaanku Amaan u qiray🙏 Aduun la ilaashaday💑 👉 Qofki aan nolosha waxba ka garanayn, muxuu ka garan karayaa geerida? ❤️❤️❤️ HOOOYO ✍️👇👇 Hadalada la hayaa.❤❤ Hadii leeysku keenoo.❤ Lagu hoorsho meel qur ah.❤ Miyaan hooyo helayaa.❤ Eray aan u hibeeyo.❤❤ Hanaan iyo naxariis.❤ Hanaqadkii nolashiyo.❤ Huritaankii waqtiga HOOYO.❤ Marna ma iloobi kariye.❤ Rabi ha ku dhowro.🤲 Hooskii carshiga iyo🤲 Allow janada ku geey.🤲 ❤️❤️ HOOYO ❤️❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hab loo darisuu lahaa Dareen kobciyuu lahaa Dulqaad lo samruu lahaa Doc iyo maqaamuu lahaa kalmado Dajiyuu lahaa Xaqiyo Dawbuu lahaa Da' iyo wakhtiyuu lahaa Dan iyo Hadafyuu lahaa 🙏🥰 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌹 🌹I LOVE YOU 🌹 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹