Clubhouse logo

Sheekeye Cade

@specialone17

1.1K

friends

Naver tell anyone your next move ๐Ÿ‘€ ๐Ÿ’ชKaligiis Duule ๐Ÿซถ Ha quusan, quusashadu waa inaad ka gaalowday naxariistii Rabbi.๐Ÿ‘Š Ha caroonin, caradu waa dilaaga wanaaga nafta.๐Ÿ‘ Ha xaasidin qof kale, xaasidnimodu waxay xumeysaa nolosha quruxdeeda.โค Ha murugoon, murugadu waxa ay sababtaa in uu jirkaagu diciifo.๐Ÿ’ฏ Hana iska noolaan adigoon u aabo yeelin waxaa kaa ag dhacaya dunid.a๐Ÿค” hana noqon mid markasta doorbida waxay naftiisu jeceshahay oo keliya.๐Ÿซก sku day inaad u ixtiraamto dadka kale sidaad u jeceshahay in laguu ixtiraamo.๐Ÿ™ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

chats