Shabelo Shar
@shabelo1
93
friends
Xulashada markay joogto Iyo guur xarragadiisa Xididnimo Darwish baleh🦁 sᴇʀɢɪᴏ💕🤴🏾 ʜᴏʀᴜғᴀᴅʜɪ💕🤴🏾 ʀᴇᴇʙᴀᴀʏᴇ💕🤴🏾 ɪsᴋᴀ ʏɪᴍɪ💕🤴🏾 ᴋɪʙʀᴀᴀɴɪ ᴘᴏʏ💕🤴🏾 ʜᴀɴᴀᴅ ᴅᴀʀᴡɪɪsʜ💕🤴🏾 ᴅɪʀɪʀ💕🤴🏾 ᴅᴀʀᴡɪɪsʜ ᴋɪʙʀᴀʏ💕🤴🏾 sᴛᴜᴀɴɪ💕🤴🏾 ɪɴᴀ ᴄᴜʟᴜᴊᴏᴏɢ💕🤴🏾 ʜᴀɢᴏᴏɢᴀɴᴇ💕🤴🏾 ɢᴀʀᴀᴀᴅ ʜᴀᴍsᴇ💕🤴🏾 ᴀғ ᴅᴀʟᴏᴏʟ💕🤴🏾 ǫᴀʙᴏᴏᴊɪʏᴇ💕🤴🏾 ʟɪʙᴀᴀx ʜᴀᴡᴅ💕🤴 ʜᴀᴍsᴇ ᴅᴇᴋ💕🤴🏾 𝘒𝘶𝘸𝘪𝘪 𝘪𝘭𝘢 𝘥𝘩𝘢𝘴𝘩𝘢𝘺💕🦁🩸💉🖇 NAAG RAG IYO RABI LEH🤷😜 Rer Hawd amiirul ardii🦁🦁🦁 xᴀʀᴀɢᴏ❤️👸🏽 ᴋᴀғᴏɢᴏᴏᴡ❤️👸🏽 ғᴇᴇғᴏ❤️👸🏽 ᴅʜᴜᴋᴜʀᴏ❤️👸🏽 ʙᴏǫᴏʀᴀᴅᴀ ᴅᴏᴏʟᴏ❤️👸🏽 Hazel👸❤️ 𝘏𝘢𝘣𝘭𝘢𝘩𝘢𝘺𝘨𝘪𝘪💕👸🏽💉🌡🖇❤️ Ali dhuux ismaàciil mire iyo aadan carab yuusuf Aarmigii khaliif iyo cismaan odayadii reerka Arboow samatar Aarkii fadhiyey ooga iyo ciidba Axmed dirir badhiidh iyo Ragii Adari gaadhsiiyey Amaan duulihii Cumar Cigaal Erayadu reebay Afkuleeble qoorwaa inbadan loo Agmari waaye In suuslihii doobyi jiray goorta la is dooxo Aw jaamac seed iyo Ragii lagu ilhaameeyey Saban aaden weeyaan ninkii noo iftaax furaye Nuur aaden iyo waa Galoos amara wayntiiye Ilaahay janada oogu deeq idil ahaantoodba Waa awliyadii guriga hawd loo Arsaailaye Axmed garaad hadii Aanunahay iyo nimanka ood"yaala Ilays baan dhulbahantaha unahay idil Ahaantiiye Isku dhererintaydii kulume uunka Badankiiye Asaraarka Anigaa kibroo laaya aadmiga.e Reer Aano iga haysan kara uunka laga waaye Afantari wax gaagaamtiroo Aarsadaan ahaye Adoon iyo minkiisii hadaa la is inkirayaaye Daraawiishta nimankii alkumay Ee ayl ka talinaayey Ee koofil googooyaye leebka ku Asqèeyey🦁❤️