App logo

NoFollow

@rezek_ebdi

918

friends

đ€đ°đ„đšđđźđ„ 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐱𝐩𝐚🇾🇮🇾🇮 𝐌𝐹𝐠𝐚𝐝𝐱𝐬𝐡𝐹🇾🇮💙💙🇾🇮💙🇾🇮🇾🇮💙 🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮 🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮 🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮🇾🇮 𝙎𝙖𝙼 𝙈𝙼 𝙣𝙖𝙱𝙚 đ™—đ™–đ™—đ™šđŸ’‹â€ïžđŸ€Ł Ma Jiro Nin đŸ™‹â€â™‚ïž KhaYaanoole Ah đŸ˜± Balse Dumarkiina đŸ™‹â€â™€ïž AYaa Midba Mida Kale Ka Qurxan đŸ’†â€â™€ïž TahaY 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋 Waa Gayaan Aduunyadu Ruuxna Geeri Baa Dhibi Ruuxna Gaajo Baa DhibiđŸ™‹â€â™‚ïžđŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€Č Miyaan Qarin karaa xanuunkađŸ€• Wadnaha Qalan Ee digaamađŸ’‰â€ïž miyaan ka ladaa qudheeda maankiyo maskaxda MutaaxinđŸ€Ż miyaan karayaa qaali qaracanka meesha damqeesođŸ„ș Mudaan hadalkii ka daayee😭 Dibnaha Qosolkiyo Ka muusayaa😳 mar quraa qolkii ka caagay  markaa qaaliyee ku waayayđŸ˜„ Marnaba ha nicin dad kaa maseyrsan ama ku ximiya, xushmee maseyrkooda. Waa dad u arka in aad ka wanaagsan tahay đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€—đŸ€— Marka hurdada kasoo kacday ma aragtay inaa shaqadii ka daahday ma is boobsiisay? Marka soo baxday ma hilmaamtay inaad xaaskaaga dhunkatay? Dib ma ugu laabatay guriga si xaaskaaga usoo  macasalaamayso. Markaa guriga ku noqotay ma xasuusatay inaadanba xaas lahayn? Masoo bxday adigoo xanaaqsan kadib ma xasuusatay inay Axad thy amma jimco? đŸ€Šâ€â™‚ïžđŸ€Šâ€â™‚ïžđŸ€Šâ€â™‚ïžđŸ€Šâ€â™‚ïž