Clubhouse logo

Ayoub Fanah

@reermudug

322

friends

Snap ayoub1082 Mid salaada iyo waqtiga ila sajuudeysa Mid aan bilaha soon iyo intii faral ah seegeynin Sidaa yeel mar an iri mid aan sowdka igu diidin Quruxdii suleekhiyo mid aad siisay edeb fiican Si xun yeysan u dheeraan mid aan saaidna u gaabnayn Mid aan sadaro weynaan baruur iga la soocnaanin Cadaan sikhina taan noqon madow soocan na ahaanin Allahayow midaasaan saxdaye adigu ha i seejin” ”Nin waalani sow shalay Nin Waafiya muu ahayn” ”Nothing can’t block me from loving you” ”Muslim sunni ah oo ogal dadka ka figir duwan aadna usoo dhaweeya ” ”Guursiga dumarka jira 35+ wuxuu lamid yahay adigoo badbaadiyey rubbad go'aysa, neefka dhaylada ah iyo kan duqa ah labaduba hilbahooda cunis wey leeyihiin, inkastoo dhadhanka ay ku kala duwan yihiin. Ajarka iyo farxadaa kahelaysid baa kaabadane caawi walaashaa.” Amiirka ummada soomaliyeed SSDF Somalia 🇸🇴 Sweden 🇸🇪 Facebook Ayoub Fanah