Clubhouse logo

MB

@rations5431

1.1K

friends

My favorite! 🎡🎡🎢🎡🎡🎀🎻🎡🎡 Inkastoo daldalantaan Ama hadal dudubisaan Daakirtan aroortii Kuma soo dabcaayee Dafdafta ila dhaafoo. 🎡🎡🎡🎡🎡🎡🎡🎡 Haku daalinee daya Inaa diiday waa hore Waxa aanan doonayn! 🎢🎢🎢🎢🎢🎢🎢🎢 Layguma dirqiyayoo Dumin maayo reekaan Horay ugu dadaalee. ******************** Heestaydii 2aad! Sida ramadka reemaa Hibashada rogrogayaa Caashaqaan isoo riday Aan ka reesto howshii Kaalay raaski ii raacπŸ’” "Aun, axmed mooge" πŸŽ‡πŸŽ‡πŸŽ‡πŸŽ‡β€οΈπŸŽ‡πŸŽ‡πŸŽ‡πŸŽ‡ ΩƒΩŽΨͺَبَ Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡Ω Ω„ΩŽΨ£ΩŽΨΊΩ’Ω„ΩΨ¨ΩŽΩ†Ω‘ΩŽ Ψ£ΩŽΩ†ΩŽΨ§ ΩˆΩŽΨ±ΩΨ³ΩΩ„ΩΩŠ ۚ Ψ₯ΩΩ†Ω‘ΩŽ Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡ΩŽ Ω‚ΩŽΩˆΩΩŠΩ‘ΩŒ عَزِيزٌ.