1̶J̶U̶L̶Y̶🩵
@qalbiga143
730
friends
Cafis iyo musaamax inta wax iga tabaneyso ha i cafiyaan Akhyaarey😭😭😭😭😭 haddii ay shinidu ogaan laheyd macaanka labadaada dibnood malabka wey kaso tegi laheyd oo dibnahaaga ayey ku noolan lahayd🥰🥺🔗💔 haddi ay iwaydiyaan murugtayda halka ay aaday waxan ugu jawaabi doona iney qarisay dhoolacadeyntaada🖤🥺👤🔗💔hppi maxa ka qurux badan inaad hesho qof hadafkisu yahay inuu ka ilaaliyo murugada🥺🔗🔐💔 mar kasto an arko fariintada arko murugo kasto i haysa waxey isku bedeshaa farxad❤️👩❤️💋👩🥺🌷 waxa tahay sababta ey hooyo mar walpa i waydiiso maxa telephone ka ula dhoolacadeyneysa🥺👤 waayo mar walpa oo an arko fariintada waa dhoolacadeyaa🥺👤👩❤️💋👩👤 qof kasta wuxu muujiya jaceyl iyo daryeel badan bilawga xariirka balse xaqiiqdi qofna ma ilaaliyo dhamaadka xariirka🥺💔🌹🖐️ murugado wey i dhibeysa markan so xasuusto ereyo an ku dhihi jiray qof an u qalmin💔 haddii aad wax jeclaato diyaar u noqo oohin,raaligelin iyo dulqaad badan💔🥀❤️🥺 markan dhinto kadib ha imaanin qabrigayga adigo ubaxyo sida,waayo ma rabo waxaad nolosha igu siin wayday inad dhimashada igu siiso🍁🥺🔗👤💔🌹 qofka uu xariirku idinka dhaxeyo hadad agtiisa cidlo ku dareento mxa sameyn lahyd🥺💔🌷🖤 waxey igu dheheen dooro qalpi wanaagsan ee ha dooran weji qurxoon balse adigu labadiiba waad leedahy🥺💔🔗👤 🤍💚💙🦁Jah naag sacad siciid unbaa kibri karta🦁💙💚🤍allx naag sacad ahy🩸 🦁💙💚🤍 Hadanoloshisa wiiqdy wale waxunba samesay 🎧🐒💔😭 𝐆𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐂𝐀𝐃 🚩🐐🦁🐯🔥🔥 LOST ROUHY ayeeyo❤️🩸🫀 In aad iga farxiso waxaan ka jeclahay inaa adi faraxsanaato Sababtoo ah farxadeydu waa marka adi faraxdid boqorkey 🤴𝔻𝕙𝕒𝕤𝕙𝕚𝕚 𝔸𝕓𝕕𝕒𝕝𝕝𝕒 𝕚𝕠 𝔸𝕨𝕒𝕣𝕖𝕖𝕣𝕖🩸 indhaheygu deymadaa marna kaama daalaan❤️🩹🔐😘 sᴀᴄᴀᴅ sᴀᴄɪɪᴅɴɪᴍᴏ❤️♥️♥️❤️❤️ inanyahow darada adan ku ildarane🥺♥️🌹 marna kama daalan my husband love you so much 💋 ❤ 💖 💗