Clubhouse logo

BOQOR HIRIJIRE

@poolo

1.5K

friends

أشهد أن لا إلٰه إلا اللٰه وأن محمدا رسول اللٰه 🙏😍 SHUMEY>》🩸❤️ Boqorkii hirijire & soo xaaji gali maayo §ÆĽËĘBÂÄÑ HÆBĄŘĞĮĎÍŔ🌹❤ 🌹☠️@©® 🌹 💘💜💛💚 ☆ HOOS FIIRI☆ Dadka waxan ku taama Kii talo isiin kara tiisana Ku meel mara .. Jaceylka & illinta waa walalo xaga nolosha 💘💜💛💚 Wixii rag u kaco Rabbina aqbalo Wey rumoobaan Labo dhoof ku kala maqan Midba dhinac ku nool yahay Isku qaba jaceyl dhab ah Dhambaal leysku diro iyo Dhiiragelin ku wada nool Dharaartey kulmayaan Soo dhawee allahayow ♥️♥️♥️ •••In dumar la dhayal sado waa dhaqan qalaad••• somali kama dhalan niman dumarka xaq dhowrin••• •••Waa dhiiga ruux aadmi ah waxna aadan dheereen••• •••Ha dhibin ragbaa dhalay dumarka laguma dheelee••• Gabar yahay ujedada Ano hdlka gees marin Galeyr dumar ayan ahay Si walbo oo warmaha loogu maqiiqayo ma cataawo geesigu .................................................................... Gacal kala maqna iyo geeluba waa isku ololaa