App logo

Qaran🫶 Awale

@nuzaybahassan

2.6K

friends

❤️Wanku jeclahay hooyo❤️👩‍👦 Hoyoy hanan wacan hibadii ilaheey Hormarkena sabbtay Hanfigiyo kulaylaha ti an harsanaynay hooygii adunkay Hiil nolosha kabay Haracdii naftenay Hogal no hilacday Habuuntena bi.isay Horseedkii aqoon tay Higsi I horseeday Holac eeba kuma tuso Hibo duni ku nolow Haracdii janada udug Hooygaga ku noqoy Neecaaw janaad my queen 👸 ♥️🫂♥️💋♥️ Horta yaa gugagiyo🔢 garadkaga ya wayn🧠 🧕.Waqtigaan igab show 🧕.Gadaal iiguraayoow 🧕.Inaad gabidhaclaysaa 🧕.Geesiyad mel ku cishaa 🧕.Taasi waa gadaa dee 🧕.Nacas iyo mid liitaa 🧕.Maxaad libin usiisaa.? Hadal waxuu aman yahay inta adan wali oron Waqtigu wax un buu ibaray Wanagu dadbuu ibaray Wadnuhu weedh bu ifaray Wacyigu warsan uu ibaray Wacaalka wax badan ka helay Wadadku wacdibu ibaray Wayaha wax san ban ka filan🦹‍♂️ 🔐Naruuradii an helow❣️ 🔐Nasriga alle igu sadow❣️ 🔐Naxliga iga dhowrayow❣️ 🔐Nudaha beer.iyo wadnow❣️ 🔐Nolosha kii inuuriyow❣️ 🔐Nadam usameyayow❣️ 🔐Nusqaan iga dhowrayow❣️ 🔐Naxdinta abid iga jirow❣️ 🔐Nasiino isiyayow❣️ 🔐Nashadka ideeqatow❣️ 🔐Naflaha kii ugu sitow❣️ 🔐Nasteex rabi iqorow❣️ 🔐Nacayb iga dhowrayow❣️ 🔐Naftayda midkii hantow❣️ 🔐Nagashaha ila sugow❣️ 🔐Nuurkii ani ibaxow❣️ 🔐Nabdiga adiga dageeh❣️ 🔐Nasteex cashaqa unoqo❣️ Waa silsilad adunyadu🌍 Laguwada sirmayee🤔 Maxa siriqda ku dhigay👹 3...waa rajadayda intadan dunidan macsalamayn hadi alle I idmo 1..inan walidkagga xajka geeyo 2..inan masakiin badan caawiyo 3..inan noqdo hooyo fican oo ubad ay wanag ku barbarisay dunida baaqi kusii ahadan dabaday insha allah🤲🤲 aniga👸 Dhaqtarkaygiyow🫀👨‍⚕️ Dharaartaan adi ku daawan Dhaayaha kaligod ilmeya😥 qofkii fahmi kara dhibkagaka dhigo dhatarkii naftada👨‍⚕️❤️ 3 wan nimcahay 1 beenta 2 ceebta 3 guldarada 3 wan jeclahay 1 cafimadka 2 Jacaylka 3 nabada Adunyada gadoon weye🤔 umas iyo abaar weye🤔 Aaquru saman weye 🤔 ibtiliyo amuur weye 🤔 umadoo badalan weye🤔 ayahoo ka lumay weye🤔 Waqtigu waa malmo qurah⏰️ dunida waa merisyeh👈 macbudkagana adeec👈 naftadana xumo ka mayr 👈 Ado cafimad qaba aqligagu tam yahay hanoqonin qof caasiyah Alla hayow wax.idaran waxii dabino iwada hay dulkenin abidkay dibadas nakala mari Adunkan halabe herarkisu badan yahay yan higsada is lenahay waase how.la,anteen

chats