Iron Lady
@nemahussein12
547
friends
وإن سألوني عن أغلي ما أملك سأكفني بذكر إسمك 😊 ★ 𝑻𝑬𝑨𝑴 ♓𝐞𝐚𝐥𝐞𝐫𝐬 🅵︎𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 彡★ 彡★ 🅿︎𝑹𝑬𝑺𝑰𝑫𝑬𝑵𝑻 𝑶𝑭 ♓ 彡★ 𝑵𝑼𝑪𝑴𝑨𝑨𝑵 𝐘𝐀𝐀 🅺︎𝕌🆂︎0️⃣🅳︎𝗶®️🅰️𝐘 𝗙𝗔♏𝗶𝕃𝐘🐯☆ Toolmooni hadal waa inuu tol u dhexeeyaaye Tuushkii xun iyo wiil yar waa la isla tiirshaaye Waa laysku wada tiirsan yahay sida tis oodeede Taabbaa la sii furi hadduu kibir ku taabtaaye Walle ina raggow talo adduun taada uun ma aha (Qamaan bulxan) Qiimaha ereygaad dhahayso Qawlkiyo heestaad dirayso Qofkaan dhaadayn ka dayso Qudhaada hadaad hurayso Qofku quudhsaday ka hayso Ilmada hoorteed qubayso Qofki u qalmaaya raadso Dir dir la isu laayiyo intaan weerar daba joogno Ooy dumarku weerkii sitaan danabadii waayey Uu sida dureemada u yaal meydku dibaddiinna Wallee doogsan maysaan haddaad dunida joogtaane Dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane😔 (Timo-cadde)
chats