last xeyraan
@nasab1
706
friends
Dadka oo dhan jecloow, dad yarna ku kalsoonoow, cidna xaqa ay kugu leedahay ha ku xad-gudbin Qofka wanaagsani waa ka mar kasta garanaya qiimaha waxa aad siisay leeyahay, xitaa haddii uu wax yar yahay Marka aad go’aan gaadho, ee aad bilowdo fulintiisa, waxa keliya ee kuu muuqdaa ha noqdo in aad natiijo ka gaadho, wax kasta oo taas ka sokeeyana dan ha ka gelin Hantida dhabta ah waa caafimaad Maahan lacag iyo dahab 🩸✅