Naaleeye Naardaac
@naleeye
483
friends
SHILAABO, LABABAAR Ninkii aarmi heystiyo ninkii ulo kusoo duulay lama oga ilaahey ninuu libin abaarsiine, Ha il baqin nin,aan aabi wadin aamin buu noqone, Ayaanluhu amiir buu noqdoo laga adkaa waaye Ingiriiska mooyee majiro niman ku aadaahe Eersiiyay ina abshir iyo ragii ururshay duulaanka.