Mohamed Somane
@mohand103
8
friends
Hadii aad doonaysid in aad i aragto indhaha igu fiiri 👁laakin haddii aad doonayso in aad aragto wanaageyga, qalbiga igu fiiri💝 Maxaayeelay aragtida qalbiga ayaa ka xeeldheer tan indhaha👀 "Anigu aad uguma wanaagsani in aan dareenkayga erayo ku cabbiro. Taasina waa sababta ay dadku ii qalad fahmaan."