Clubhouse logo

‏أما أميرة

@marwojuju

982

friends

Marwo 💍🫂🫀Kaligiis nin🫀Z❤️💋Walaal maalintaada haddaad rabtid fudeed iyo farxad inay kuugu dhammaato marki mar walba alle ka cabsiga badi markii 2aad salaadda subax ku dadaal yeyna kaa tegin adkaarta sidoo kale 👑 كل شيء جيد عندما لا تعرف كيفية تغيير حياتك، لا تبدأ من جديد Maalinta Hooyada, Hooyooyinku waa astaanta xoogga, adkaysiga, jacaylka aan shuruudda lahayn, daacadnimada, iyo naf hurnimada. Waxa ay si aan leexleexad iyo gabbasho lahayn wax kasta uga hormariyaan baahiyaheenna. Waa taageeraaal daacad ah oo aan marna hoos uga dhicin halka ay innoo taagan yihiin. Waa u doodayaasha xuquuqdeenna. Waxa ay u dagaallamaan helitaanka waxa aynu jecelnahay. Waxa ay qaabyeeyaan oo ay qurxiyaan nolosheenna. Sidii qiimaha lahayd ee ay inoo soo koriyeen waxay qayb wayn ka qaadatay kaalinta aynu maanta bulshada kaga jirno. Duruufihii kala duwanaa ee ay innoogu soo dulqaateen maaha wax qalinkaygu hal qoraal ku soo koobi karo. Maalin kasta waa maalinta hooyada. Waxa aan fursaddan uga faa’idaysanayaa Hooyaday Xalimo Maxamed Nuur , oo ah qofka ugu mudan ee ay tahay in aan xuso hal-adaygeeda iyo halganka nololeed ee ay na la soo martay, waxay tusaale u tahay hooyo kasta oo ubadkeeda uga tanaasushay wax walba. Waa lama helaan, aanay noloshu marnaba ii saamaxdeen in la'aanteed in aan halkan soo gaadho. Taladeeda, tusaalaheeda, iyo tabantaabadeedu waa ta iga dhigtey qofka aan ahay maanta. Waa boqorad Eebbe boqray. Waan ku jeclahay Hooyo. Abaalkaagu janno ha noqdo Inshaa Allaah 🥰Weligaa qof dartiisa waalidkaaga ha u gooynin🫂🧕🤴❤️ Waayo nolosha waxay ka bilaabataa hooyo iyo aabe Dajiyaha Xiskeyga only nin h.g sacad🫀🫶🤵‍♂️