Clubhouse logo

Emir Bashir

@magan202

1.7K

friends

Shaarbo weyne inta villada fadhiyo dadkaan doorasho ka dhici meyso🤔🤔🤔 ( Adoo dhaxal Reebi kara ,hanoqon dhinte aan la tabin) Marwalbo oo aad soo booqato inta walal igula sali nebiga(SCW) Walal hooyadey iigu ducee ina janada allah ii geeyo Jeex bira ka haray iyo Jab faniina baan ahay Wadnahaygiyo jalawdiyo Ma yaqaan jugleyntee Kollay jabaq dugaag tahay Jid aan raacay kama noqon Kama jeedsan weligey Waxay laabtu jamatee... Soo jiir wanaagga Jeeniga ku soo qaad Ama ba oodda soo jebi Dhaaxaan belo u joogee..... BACHELOR of management science At simad university 👌👌 Candidates master International relations 💝💝💝Adno Ali💝💝💝🔒🔐🔐🔒🩸 🇦🇿🇹🇷🇸🇴