App logo

maxamed geele

@madar6

301

friends

Inaan dhaato maan rabine waa, I kicisay dhiigiiye Anagu dhiiranee ceebta waa, nagu dhadhaarteene Halihii ogaadeenku dhacay, malaha sii dhawre Dhulka yaa mulkiyay yaa jigjiga, dhidibka u taagay Diridhaba dhismaha yaa u badan, yaa qaxwaha dhoofsha Waxaad dhuunyatoo idil ayaa, bari u soo dhoofsha Dharka yaa idiin xidha cadhaad, dhag iska siisaane   Dhudhunbaan ku riixnee jufada, lagama dhaansheen eh Dhaantada waxa lugu qaadayaa, subusha dheegeeda   Bada dhereran xeebtoo dhaniyo, saylac dhinaceega Xadkii laanta cawda leh la dhigay, dhagaxii waa yaale Jabuutaan dhan leenahaye waa, is dhago tiraysaane   Dhaw dhawlayaashii burcaad dhaxal wadaagtaan ee Halkii abhiin lgu dhala dhinac la hystaa Shan mayil Manad dhaafin burcaad wali, dhex joogtaane Habar-yoonis dhul ay leedahaad, dhinac ka taaliine   Dhabac baad tihiin habar-jeclooy, saaran dhiitacabe Dhaxal baa tihiin an lahyn dhiig rag Dhanbacaadadii iyo nugaal waa, lagaa dhacay Waa jees dhul-bahante ah waxaad, uga dhaqaaqden eh Dhulka waxad ku joogtan wa Dhiman ha noolan Anagaa dhabsiin maalin qudha, kuna dhirbaaxayne Dhankayga soo mara inta kalena waa, dhici💙