Clubhouse logo

Wiilka Niikada

@leylifaaye

44

friends

..Sida Meel Barwaaqo Ah →Oo Buuro Dhaadheer →Wabi Baal Maraayoo →Barbarkana Daruuruu →Kaga Began Yihiinoo →Waaguna Baryaayoo →Bardihii Magooliyo →Ubaxii Gadaal Baxey →Balanbaalis Qalimo Leh →Hadba Laan Ka Boodaad →Adna Ii Bidhaantaa →Biligtaadu Waa Taa →Kalgacaylka Beertoo →Bilicdaad Wax Dheertahey. →Meel Baadku Hawroo →Maajiin Baldhiiliyo →Maadhiyo Baldhuuluhu →Baarka Isku Soohdeen →Aan Bahal Ugaadhiyo →Baryahaa Dad Soo Marin →Oon Wali Bur Laga Gooyn →Biyuhuna Qulqulayaan →Sida Loo Guban Baxo →Yaan Kugu Badhaadhaad .Waxba anigoo kuu dhimin waa adigan I dhaafee.... Dhawaaqeyga waa kii..... Aad dhageysan weydee Oradoo ka dheeroow..... Darenkeyga kuu dhaw