༄T̶U̶U̶N̶E̶Y̶- -B̶B̶E̶༄
@lamataabtaan2
32
friends
╰✯🅻🅰𝗠𝗔𝗧𝗔𝗕𝗧𝗔𝗡❦𝗠𝗔𝗩𝗜𝗔❦✯╮🚩 🅼🅰🅳🅰🆇🆆🅰🆈🅽🅰🅷🅰 {🆃🅰🅻🅸🆉🅾} 🅦𝖠𝖠𝖶𝖤𝖤𝖭𝖪𝖠🔥 𝕰𝖒𝖕𝖎𝖗𝖊 𝖔𝖋 𝕺𝖘𝖒𝖆𝖓 𝖒𝖆𝖍𝖒𝖚𝖉🇦🇷 Gobtii Cisman hadan gabay ku faaleeyo Dunta Boqorku leeyahy Dunja qaniya weeyaan Geela Duuna joogiyo Banka lo’ada daaqdiyo Duunyadooda lama helo Bilaney beyla iyo Hoygii Boqorka Dacaladiisiyo Bosaso Deeqa iyo Ku dalxiis Karkaar Bari ku tag diifta isku shuban soo mar dooxadi Dharooreed Dabadeed Xaafuun iyo tixda xeebta xaabo dusha maalin kaga imoow. Iska daandaashood Hurdiyo Boolimoog Kululana ha dhaafin. Aan ku baro dhulki boqorka kaalay soo daawo dhuudo dhudhub iyo dhuur, Durdurada shire iyo libo iyo libaaxar ku dakee yara ha dhaafin xaangey dhuur iyo adisoone ha ilaawin kaalay dacalka saar xabaalreer ha dhaafin caluula dooxa xiisaha ku dakee sheerbi orod oo birta dheer soo dhugo, Uur caleedna ha moogan, Adigoon dareen qabin ka baqeyn wax kuu daran halka boqorka jogiyo qardho kalay so arag, halka ganacsigu yaaliyo bosaso ku naso maalmo badan, ku daanshadanshood birta dheer iyo deeganki alxmdulilah faluujana ha dhaafine waqti wacan ku qaado, Socodku waa door hadu mowdku na daaye aan kuso baro deegankii xaaji kheyr iyo gurigeena yaka eee wacnaa 😃 Waxan ahy boqorad magac leh iyo waxan ahy lagama maarmaN 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 🇦🇷