Clubhouse logo

Laafa Jaceyl

@laafajaceyl

477

friends

Sitoo aad lixaadkiyo Luudiyo jidhkeygiyo Lafta dhabarka heysiyo Lugaheygi aad tahay Ladnaan uma dhaqaqo Ma awoodo laafyahee Miyaan kaligey liitaa Mase weyla lurantahay