Clubhouse logo

Lotfi

@kusalinabiga

2.5K

friends

🦁 Fariin : Waxaan idinkula dardaarmayaa: (Dardaarankii wiil yar oo reer Qaza ah intii aanu dhiman) Haddii aan dhinto oo aan ku shahiido dagaalkan, ma saamixi doono madaxda carbeed oo dhan. Kuwii noo hiilin waayey. Maalmo adag ayaannu ku noolayn bilaa cunto, bilaa biyo iyo go'doon. Timahaygu way cirraysteen, jirtoo aan carruur ahay. Ilaahay idinma saamaxo oo idinma cafiyo. Wallaahi waxaan idinka ashkataynayaa ka abuuray toddobada samo. * Hooyo! i saamax. Aad baan kuu jeclahay. Ha ka murugoon dhimashadayda! * Dadka shicibka ah ee reer Masar, reer Yaman, reer Urdun, reer Al-jeeriya, reer Liibiya, reer Lubnaan, reer Tuuniisiya, Reer Soodaan, reer Soomaaliya iyo Reer Maleesiya, Farriinta aan u dirayaa waxay tahay: "Reer Qasa sidaa ha kaga tagina". Waxaan idinku ballamiyey in aydaan Illoobin reer Qasa. Waan idin dhaariyey oo waan idiin dardaarmay". Aad baan idin jeclahay. ii ballanqaada in aydaan ka baxayn garabkaya. Qof kasta oo warqaddan akhriya, waxaan ku dhaariyey in uu sii faafiyo. Waxaan ahay Shahiid Maxamed Cabdulqaadir Xusayni, Inshaa Allaah. Taariikh: 2024-03-25 "رب إني لما أنزلت الي من خير فقير" N   O     O      o      o       o      o      。     。    .    .     .     . LUUQ 🚫. للهم أحسن خلقي كما أحسنت خلقتني Geyi laga hayaamay. Geeri-go'an salkeed. Gabaahiir! 🕊️🩵 ‎❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ ‎❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ ‎❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ ﷺ❤️ﷺ "وأحسن كما أحسن الله إليك" "وَأَنفِقُواْ مِن مَّا رَزَقْنَٰكُم مِّن قَبْلِ أَن يَأْتِىَ أَحَدَكُمُ ٱلْمَوْتُ فَيَقُولَ رَبِّ لَوْلَآ أَخَّرْتَنِىٓ إِلَىٰٓ أَجَلٍۢ قَرِيبٍۢ فَأَصَّدَّقَ وَأَكُن مِّنَ ٱلصَّٰلِحِينَ" Hadii aan kala jabno waanu baabi'i doonaa, Hadii aan kala jabsanose waan dhergi doonaa ✅

chats