Clubhouse logo

muna

@kulucsan5

583

friends

Haddaan runta sii midh qoro Isaaq waa muunaddii Markay xulo reer tahee Gobtaas meeqaamka sare Muhiim bay ii yihiin, Togdheer mudankaa ku nool Marnaba ma illaawayoo Siday maal iyo naf iyo Mudnaan kuu siinayaan Ayaan la malayn karayn Magaaliyo tuulo iyo Maraykan kuwaa degiyo Minneapolis soo arkoo Kamaan helin maan-dhayee Maxaa dookhii ku dhacay? Talow mise kii qalbiga Haddeer maamuli lahaa Anaa qof magaalo iyo Maqnaanta ku daalayee Miyiga Xarshin buu fadhiyo Lo’a tiro riyo ah iyo kadin geela ku raaca 🥴 ....................................................................