Ahmed Kulmiye
@kulmiye1
837
friends
π»Snapchat Malihi Telegram malihi π¦π·inaa Hadlo waxaa ka jacelahay inaa dhageyste noqdo πππ Aduun Hawli Kama Dhammaato Mararka qaar meesha uu dulqaadkaagu ku gaarsiin karo, xooggaagu kuma gaarsiin karo. Dulqaadka aan badino insha Allah ππππππππππππ 1- Haddii aadan xaqqa sheegi karin, baadilka ha u sacab tumin. 2- Haddaad weydo qof ku xasda oo ku neceb ogow inaad qof fashilmay tahay. 3- Qofna maamul ma qaban karo inuu Ilaahay doono mooyee. 4- Ilaahay ha u caabudina si uu wax idiin siiyo, balse u caabuda si uu raali idinkaga noqdo, markuu raali idinka noqdo wax walba hoostiina ayay imaan doonaan. 5- Haddaad ku aragto qof sabool ah waddamada muslimiinta ogow inuu jiro Hantiile xaqiisa qaatay πEx Ciyaal Baar Ubax πBogenhausen Japanes gangππ