Diamond Beauty
@jano143
3.4K
friends
Happy 18 may my blood 🩸 Somaliland 🟩⬜️🟥 🟩⬜️🟥 💚🤍❤️ ```Akhlaaqda xishoodka Asluubta Adeeca Dulqaadka limaanka admigu kama sina Aqoonta Arxanka Dodnimiyo Abuurtaada Afkeygu ma koobo karoo Amaantaada 💘❤️ waxad tahay qof ugu wanagsan oo aan bartay noshayda maranba kuma ilawi doono noloshayda inta ka dhiiman 👑👑👑👑👑👑🌺🌺 Dadkoo dhammi ha weriyeen Dareenkaygu inuu yahay Naftu kay la duubnayd duubnayd Derin inaan la jiifsado❤️