TALIYE ONE
@jaceelow14
1.1K
friends
Waxa kaloon la dhaygagay koron korta dhirteedii dhulkoo hodon ah geedaha Kayntiyo canba is xidhey kayn libaax ilmaha dhigo anigoo ku dhuuntuu igasoo dhex saaree dhaayihiisu furanaa ma dhal awliyaadbaa Hurdo miyaan dhakoolaa dhan markaan useexdaba soow dhool la moodii dhabta anoo ku heeysta kuma soo dhadhabayoo dheelalow ma soo kaco