Clubhouse logo

BOQRAN

@indheergarad

2.9K

friends

‘ ﷽ Halkan waa No SʜᴜKᴀᴀɴsɪ ℤ𝕠𝕟𝕖! ᑎO ᑭᗴᖇ𝑺Oᑎᗩᒪ ᑫᑌᗴ𝑺TIOᑎ𝑺 either. 𝕀 𝕨𝕒𝕤 𝕓𝕠𝕣𝕟 𝕀𝕟 𝕄𝕠𝕘𝕒𝕕𝕚𝕤𝕙𝕦, 𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚𝕒. 𝕭𝖆𝖈𝖍𝖊𝖑𝖔𝖗 𝖎𝖓 𝕴𝖓𝖙𝖊𝖗𝖓𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖆𝖑 𝕻𝖔𝖑𝖎𝖙𝖎𝖈𝖘/ 𝕴𝖓𝖙𝖊𝖗𝖓𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖆𝖑 𝕽𝖊𝖑𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖘/𝕴𝖓𝖙𝖊𝖗𝖓𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖆𝖑 𝕬𝖋𝖋𝖆𝖎𝖗𝖘 ꧁꧂ 𝓘 𝓪𝓶 𝓲𝓷𝓭𝓮𝓹𝓮𝓷𝓭𝓮𝓷𝓽 𝓱𝓾𝓶𝓪𝓷𝓲𝓽𝓪𝓻𝓲𝓪𝓷. ꧁꧂ Snapchat: amalujy2016 𝗠𝗮𝗮𝗵𝗠𝗮𝗮𝗵𝘆𝗮𝗱𝗮 𝙖𝙖𝙣 𝙪𝙜𝙪 𝙅𝙚𝙘𝙡𝙖𝙝𝙚𝙮 𝙖𝙛𝙠𝙖 𝙎𝙤𝙢𝙡𝙞𝙜𝙖 𝙬𝙖𝙭 𝙠𝙖 𝙢𝙞𝙙𝙖 •Dhubuq-dhubuq hore dhabanno-hays dambe ayay leedahay •Afxumo nabadna waa kaa geysaa, colaadna wax kaagama tarto. •Ciirtaa-dhamaa ceebtaa yaqaan. • Saddex baa rag ugu liita: ma-toshe, ma-tashade iyo ma-tashiishe. • Talo walaal diide taagoogta ayuu kajabaa. • La-yeele ma hilmaamo, laakin yeele wuu hilmaamaa. • Hangaraarac lug ima dhutiyo • Gari laba ninn kama wada qosliyo. • Doqoni sokeeye ma aha. • Colaadi yaryaraysi ma leh. M҉A҉J҉E҉E҉T҉E҉E҉N҉🇸🇱 ( ͡° ͜ʖ ͡°) 𝑴𝑨𝑱𝑬𝑬𝑹𝑻𝑬𝑬𝑵 nimaan oqoon baa yiraa hadalka qaarkiise. ✵Waa nimaan hurmuud wada ah iyo,hanadyo waaweyne. ✱Waa nimanka haybtoodu tahay, Haashinkaas kore e. ✮Waa nimanka deeqdii hanbaday, hibo Ilaaheeye, ✬Waa niman intay hodon yihiin, hoog ku sii daraye, ✪Waa niman gob baa lagu hirtaa, lagu hagaagaaye. ✹Waa nimanka daaraha hurdiyio, harac dallaal weyne, ✯Waa niman xariira huwanoo, huga ku laafyoone ✮Waa nimanka haashaarka gole,marada haafeeyne ✬Waa nimanka doonyuhu Hindiga,uga himbaartaane ✫Waa niman haruur iyo bariis,hoyga loo dhigaye ✩Waa nimanka haanfuuqayee,timirtu hoos taale ❆Waa niman haleeliyo horweyn,heel ka buuxsadaye ❋Waa niman adduun lagu huroo,maal hareeriminne ✲Waa niman intay wada habceen, heeshiguun dhiciye ✱Waa niman hingaar lama watee,haybad guursada e ✾Waa niman hablaha ay qabaan,halalac leeyaane, ✻Sida heegadoo curatay bay, shuqul hillaacaane ✹Waa niman hub iyo dowladnimo haysta waligoode 𓃗 Waa niman u heenseyn fardaa halabsigoodiiye ✵Waa niman halqooqaha rogaal,heegma weligoode ❋Waa niman hadday rag is-hayaan,huriya baaruude ✱Waa niman madaafiic higliyo,haaliggii ridiye ✰Waa niman hanaanaca kufriga,hoor ka soo qubiye ✯Daaroodku waa wada halyey,kalase heyb roone ✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰ . ╰☆☆ 𝓟𝓤𝓝𝓣𝓛𝓐𝓝𝓓𝔈ℜ 𝓯𝓸𝓻 𝓛𝓲𝓯𝓮 ☆☆╮ 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 🟦🟦🟦🟦🟦 ✩ 🟦🟦🟦🟦🟦 ⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️ ⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️ 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 🟦🟦🟦🟦🟦 ✩ 🟦🟦🟦🟦🟦 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦 ~~~~~~~~~~~~~𐒛𐒑𐒛𐒐 ~~~~~~~~~~~~~~ ~~~~💙🤍💚𐒓𐒛𐒆𐒒𐒏𐒜𐒕𐒌𐒛💙🤍💚~~~~~ ~~~~~~~💙🤍💚𐒁 𐒚 𐒒 𐒂💙🤍~~~~~~~~ ****************📍🇺🇿🇸🇴🇺🇸****************