𓅓A̶i̶d̶r̶o̶u̶z̶ A̶l̶i𓅓꧂
@ilove.you.mamo
633
friends
"Ana Kama maqnaadoo Kama maarmo waligay Iyaduna mid ila mida Iyo waa mid muhashada Miridh qudha la'aantay Aan maalin socon Karin Mana nihin malaa'igo Is maan dhaafka nololshiyo Laga maydhay xumahee Waxa nahay mataanoo marna waanu muranaa Marna waan midowna Mana kala cadhoonee Muxubada na haysaaa Ka mug wayn colaadaha Iyo kala maqnaanshaha.🫀 {{🫂🖇♥️ Mamo Mcn ❤️🖇🫂
chats