Clubhouse logo

B꙯U꙯J꙯A꙯ Amish

@igman1

1.2K

friends

🅿️🅾️𝑊𝐸𝑅 ⭕𝐹 🅻︎🅸︎🅾︎🅽︎'ˢ🐅 Sanqadaaka lafayaha markey laydha soconayso, * Caraf baa ku saamayn udgoon, miski sidiisiiye, * Waxaa laygu saaqaa markaan, sahal u eegaaye, * Mana suuxo laabtana cishqigu, waa i solayaaye, * Yaa siman la gaardiyo markay, gacanta sayrayso, * igman tufaax, miraha saytuunka, * Saarsaarka canabkee ubuxu, saaqay lagu moodye, * Saxansaxada roobkee ka timid, sagal daruureedka, * Malab saafi loo miirayoo, soo da'aa tahaye, * Saymo qaansaroobaad ku xiran, samada baarkeeda, * Daa'uuska baalaha sidkoo, seexshay lagu moodye, * Quruxdaada saamiga lehee, lagu sarqaamaayo, * Hablo tan u saraysee xubnaha, loo saxaa tahaye, Igman🥺✨❤️╱╱┏╮╱╱╱╱╱╱╱╱╱╱ ╱╱┃┃╱ ╱┳╱┓┳╭┛┳┓ ▉━╯┗━╮┃╱┃┣┻╮┣╱ ▉┈┈┈┈┈┃┻┛┛┻╱┗┗┛ ▉╮┈┈┈┈┃▔▔▔▔▔▔▔▔ ╱╰━━━╯  𝑄𝑜𝑓𝑘𝑎 𝑚𝑎𝑟𝑤𝑎𝑙𝑎𝑏𝑎 𝑘𝑢 𝑟𝑎𝑙𝑖 𝑔𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑥𝑖𝑡𝑎𝑎 𝑤𝑎𝑥𝑎 𝑦𝑎𝑏𝑎ℎ𝑎 𝑢𝑔𝑢 𝑦𝑎𝑟 𝑦𝑎𝑟 𝑒𝑒 𝑢𝑔𝑢 𝑓𝑢𝑑𝑢𝑑 𝑤𝑎𝑎 𝑄𝑜𝑓 𝑘𝑢 𝑗𝑒𝑐𝑒𝑙..❤️💯 𝑖𝑛𝑎𝑎𝑑 𝑟𝑖𝑦𝑎𝑑𝑎 𝑘𝑢 𝑎𝑟𝑔𝑡𝑜 𝑞𝑜𝑓𝑘𝑎 𝐴𝑎𝑑 𝑗𝑒𝑐𝑒𝑠ℎ𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑤𝑎 𝑛𝑜𝑐𝑎 𝑗𝑒𝑐𝑒𝑦𝑙𝑎𝑙 𝑢𝑔𝑢 𝑑𝑎𝑟𝑎𝑛 𝑒𝑒 𝑑ℎ𝑎𝑏𝑡𝑎..❤️ 𝐻𝑎𝑑𝑖𝑖 𝐴𝑎𝑑 𝑠𝑖 𝑗𝑜𝑜𝑔𝑡𝑎 𝑎ℎ 𝑢𝑔𝑎 𝑓𝑖𝑘𝑟𝑒𝑦𝑠𝑜 𝑞𝑜𝑓 𝑤𝑎𝑥𝑎𝑦 𝑢 𝑏𝑎𝑑𝑎𝑛 𝑡𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑖𝑛 𝑢𝑢 𝑞𝑜𝑓𝑘𝑎𝑠𝑖 𝑠𝑖𝑑𝑜 𝑘𝑙𝑒 𝑘𝑎𝑎 𝑓𝑖𝑘𝑟𝑎𝑦𝑜 𝑤𝑎𝑙𝑖𝑏𝑎 𝑠𝑖 𝑥𝑎𝑑