Nin Illahay Wax Siiyey
@heer-calami
290
friends
Ninka dumarku Boqol jeer Axdi kaga baxeen ee Isagoon bogsoon wali Qofkii baanan laayeee Boogaha u dhayi laaa Wali baafiyaan ahay… Heer caalami ————————— Kurbadiyo xanuunkiyo Waxa kaarka igu shidey Waa kali ahaantee Hadmaan ruux I kaaboo Kartiyo iyo awood Igusoo kordhinayoo I kaalmeeya helayaa. Heer caalami ———————————- Jacaylkaan soo tabcee Cidlada aan kaga tagiyo Waxaan tabayaa kashii Tudhaalaha ii lahayd… Anoo toban jeer qaldamey Qofkaan I takoorin ee Cadawga iga tiirisiyo Waxaan tabayaa qofkii Taageeraha ahaaa Anoon tabcan maal aduun Hantina aan tuulan meel Qofkii toosh ii shidee Dhabada igu toosiyiyo Waxaan tabayaa qofkii Tusaaleha ii ahaaa Heer caalami ———————-