Clubhouse logo

Samade Yusuf

@hassanyusuf

1.6K

friends

Yaa ku so direy iyo walaal isjeceyl waa pege ka galiya ee aan jeclahay in aan mar walba imaado waan dad respecka iga mudan waxaa lehay jiro jooga. Rako raaxo + dangoroyo + bookh. Hooyade daryeelaay tii i kentay dunidee igu so dadaashaay dugsigii aqoontaay darsigaagii maan lumin kartidaadu Waa door kasmadaadu Waa deeq gobonimo dirkeedaay dabcigaagu hooyooy Waa daraajo gooniya Qalbi dacaad Kuu jecel hooyoy duco aan ka keenaan daa in kuu suaalee ifka same ku doogsoo rabbi daarta aakhiro jannadisa ha kaa daji Hooyade daryeelaay dadabtaan yagleelee caawa loo durbaan tumay Addaa nuur u daaree haku daayo eebuhu Diiniyan xaqaagana naftan huroo daraadaa Dacal buuxin maysee abalkaagu Waa dayn dadaalkeedu gudi kariin 🇸🇪