Nagiib Buux
@hajjikariim
592
friends
🐎🦁 Erigavo❤️ Yufle❤️ ⬜⬜🟦🟦🟦🟦 ⬜🐎⬜🟦☆ 🟦 ⬜⬜🟦🟦🟦🟦 Aarkorsadde🦁🦁🦁🦁 فذگر بالقران من يخاف وعيد (٤٥) ❤️ but remind by the qur'an whoever fear's my threat☝️❤️ ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ يكاد فضيض الماء يخدش جلدها إذا اغتسلت بالماء من رقة الجلد! - جميل بثينة •••••••• اللي راح أحسن انه راح👊 "البتسامة تأخذ فقط لحظة، لكن ذكراها تبقى إلى الابد."😁 "a smile only takes a moment,but the memory behind that smile lasts forever"😁 ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ مع الأسف أصبحنا في زمن كلمة الحق توجع كما قال أمير المؤمنين كلمة الحق لم تبغي لى صاحب🤔 •Look before you leap (consider all aspects of a situation before you take any action) ✓Interested: •Politics •Reading •Debate •History Student faculty of political and international economy Cairo university✍️ Aqoonleh , Afmaal, Soomaali, Reer Waqooyi Reer miyi Oo waliba Reer Hawd ah 🇪🇬🇸🇴❤️🇺🇸 •Kumaa kee laga Haya •keebaa kum gaaddayoo •Laakaha naaska u kaltama •kumaa kaal Waran Tumoo! •kumaa is gumaada yidhi! •isagu keebuu ahaa? •miyaanu kuwii ahayn! •keebaa kuma gaadayoo! •kumaa kee laga Hayaa? •ileen wuxu waa kuwiiye! •kuweebay Kala yihiin? ✓Soomalinimadu Ha sarayso🇸🇴❤️ ✓Nin Qabiil Dugsaday Qarankiisa Naafee🪓 Quudhsina usii dheer 🤏 •••••••••••••••••••••••• ✓ilmaadeer baynu nee ✓indhaha awgay u beel😁😄 ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ "Xayaabkii cir da'ayeey Daruur shaalka xayddaay Xulad geenyo ugubeey Darmaan xoosh u dhalataay, Xildhibaanka nabaddaay Xajkii geeska bariyeey, Cadceeddoo xab bururtaay, Marna xabag-barsheeddii Nafta xiise galisaay. Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa? Xiddigtii bahdeediyo Xubnaheeda kala maqan U ahayd xusuustee Sumaddooda xaynkiyo Shanta gees ku xidhataay. Laamaha xorriyaddiyo Xayndaabka calankee Xejinaaya dhalashada, Xididkay ka beermaan, Xinjir laga waraabshaay. Carro Edeg xanteediyo Xaska weli dhex yaalliyo Xaskulaha in laga guro, Danahooda xigashiyo Xagaldaac in laga jiro, Tii loo xil saaraay. Isticmaarku xeel iyo Xanaf iyo waxyeelliyo Xanan iyo dhibaatiyo Xadhko miidhan weeyoo Sida geed xajiinluu Xagxagtaa korkaagee, Xadantada gumeystaha Xaram lagaga maydhaay. Xudduntii dhulkaygaay Xarunrtii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa?" Maxamed ibraahim warsame "Hadraawi" ❤️ Xamareey | Qansaxdheere | 1975. ❤️ 🦁