ZAKI ALI
@garaadburka
979
friends
Heesaha qaraamka ah Marbaan qaar dhageystaa Qaac igu baxaayoo Qalbigu iholcaayoo Jacaylkii qabyoobee Qaangaadhi waayiyo Qoftaydii xasuustaa Giddigii habeenkii Marbaan gama,a diidaa Hurdo igaba guurtaa Gadgadoon ku raagaa Qalbigaygu guuxaa Wadnuhuna garaaciyo Gawdiisu badataa Gacaladaan jeclaabaa Qalbigayga goysee Guuliyo ilaahbaan Gartaydii ka sugayaa
chats