Clubhouse logo

Maxamed Abdirashiid

@eng.boss1

7

friends

From barbara 👑 Hiil iyo Ninkaan hoo lahayn Hadalna kuu goynin haybtiisu waxay kuu tartaa Hadimo weeyaane. XAQIIQ Soomalinimo 🇸🇴 ~Qofba Nolosha Tuu Doortay buu dey-dey leeyahay. Dhodaan 👍 عد إلى الله ولو أذنبت ألف مرة ولاتهنو ولاتحزنو وأنتم الأعلون إن كنتم مؤمنين ‘’Ha niyad jabina hana murugoonina idinkaa sarraynaya haddaad tihiin kuwa rumeeyay’’ Ilaahayoow cadawgeenna, Burjujuc iyo bagagac, Bukur awr ku raftiyo , Quraarad buur laga tuuriyo, Beed maroodi ku joogiyo, Bisad uu jiidhay tareen iyo, Bilaalahoo kala duuliyo, Bad aleel ku dhacdiyo, Buul dabayli riddiyo, Buurigoo la afuufay, Ay dabaylina qaadday, Ilaahow baabbah ka yeel, Oo sidaasaan ku baryay, Amiin amiin Abwaan C/laahi Cabdi Shube 👑 Hargaysaawi 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴