Clubhouse logo

Moha Ali

@east-boy

631

friends

π—•π—˜π—›π—œπ—‘π—— π—˜π—‘π—˜π— π—¬ π—Ÿπ—œπ—‘π—˜'𝗦: πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ‡ΏπŸ‡² ------------------------------------------------------- BEER-KA KA OGSOONI β€’ Bowdada markii aan ka jabay Iyo boqon-ka taagiisa Habenkiiba Waa Bilan lahaa bahal-kii cawlnaaye, Ragii Buurta dheer igala baxay Beerka ka Ogsoni β€’ Bah cilaamo Goortay igu dul Booyaysay Bah sareedo baga inay i tir Beerka ka Ogsoni β€’ Ninkii inuu burunji Iga cuno ii bariidinayay een bar kale Ii tarayn Beerka ka Ogsoni, β€’ Ninkii meel fog jire ee soona bixi wayay Ee inan bogsodo uun jeclaa Beerka Ka Ogsoni, β€’ Hadii laxaad waa badhaadhee uu bogsado xoogu Hadii biixiyaha eebahay isukay beego Abaal badan, Abaal bar ah, Abaal buur iyo dheraada ah, Ninba kiisa kaan ugu bedeli Beerka ka Ogsooni, πŸ™πŸ‡ΈπŸ‡΄