. Kaneeco Quxura
@dooli11
492
friends
🇸🇴Waxa kaliya oo aan ku fikiro ayaa ah inaa shalay maanta ka wanagsanado✅ 🏃♀️ Wax kasto Sharaftaada ka Weyn🙄 Jawaabta mar bey muhim tahay 🤭 🫢 ɢᴀʀᴏ ᴡᴀxᴀᴀᴅ ᴜ ɴᴏꜱʜᴀꜱʜᴀʏ✅ Ha i baranin, sababto ah Waqti gaaban kadib waad igu ag caajisi doontaa 🙏🤓🥱😈 Waxa jira hadal aan waxba ku jirin iyo amusnaan wax walba ka turjumeysa 🤔 Marka aad qof dhibaataysan aad caawiso qalbigiisana farxad galiso 😭😞😞💕 Arinta ugu wanaagsan ee ku difaaci karta marka maqan tahay waa akhlaaqdada iyo dhaqankaaga wanaagsan 🫢 Aduunka waa easy Dadkana waa busy Adiga hanoqon Lazy 🤭🥸🤓 noqo diamonds 💎 la raadiyo ee ha noqon Dhagax🗿 meel walbo yaalo✅🥹 Wax kasta oo dhalaalaya ha raacin! Sababatoo ah dabkuba wuu dhalaala 🔥🤪 Amusnaanta iyo dhoola cadayntu waa laba hab oo aad wax walba kaga gudbi karto🥹😂😂 Quruxda lagu shegaayo waa ado qimhahaga og🤤🤤 Nolosha ha fiirin kan kaa sareya ee fiiri kan ka hooseya si aad ugu shukriso waxa aad hada hysto✅🥰 SAAXIB LA NOQO MURAYADA 🪞WAAYO WAXAY KU SHEGTA WAXA ADIGA TAHAY✅ When you fly high people will throw stones at you so don’t look down. Just fly higher so the stones don’t won’t reach you. 🇸🇴