Clubhouse logo

Giire Gamute

@dhidar-dhabaray

263

friends

Badanaa bariida marka laysku soo baxo Dadka labo isbaalmaray Iyagoo isbogashada Midba baal kalee yahy Allo yaaan yaan iskiin bara ليت الشباب يعود يوما فاخبره بما فعل المشيب “ Wadaadow lama helo waxan cidi uhawshoon Naftaa loo hantaqaa waxay haybi leedahay ,, Hadaan guga kuu kordhaa ⏰ Gabow mooye kutarin 🙃 Garaad iyo waayo arag 😇 Illayn wax ma dhaantid geed 🌳 • Baadida ninbaa kula deydeya, daalna kaa badane • Oon doonahayn inaad heshana, daayin abidkaaye • Dadkuna moodi duul wada dhashoon, wax u kala dahsoonayne • Dallo malaha aakhiro haddii, loo kitaab dayaye "Macalimku marka uu wax ku baro ayuu ku imtixaamaa, 👨‍🏫👣 Balse noloshu marka ay ku imtixaamto ayeey wax ku bartaa".🎭🌋 Hadii adan dhisan riyooyinkaga ogow Qof ayaa ka shaqalaysiin doono dhisida riyooyinkisa Maxaa geed labeero gunta laga biyeyn jiray gacmuhuna kadaleen 🌳 Markuu gaaray heer kii ubax guudka qariyiyo Laga guran lahaa miro 🏡 Kii kugajo bixi lahaa intuu gudmo 🤷🏻‍♂️ulatagay Gamkasiiyey xididada 🌴 Ileen good abaal maleh good abal maleh