Clubhouse logo

Titanic Boqorki xuma

@dhexdhigte

381

friends

rer khalaf kingdom GACAN MA TAAGTO AMIIRKU✋ Waligeen kali ma ahaanayno🤷 music🎤 Bob Marley Qofkaan ahay cidan Ogeen Allow Yaa wasa🖕 🛌Xoriyada dhabta ah waa inaad seexata Adigon cidne ka fikirayn🙆‍♂️ wax walba way dhamaaden😡 muhiim uma arko barashada dadka cusub maxa yeelay kumanan aan muhiim u arkayay ba Noloshayda ka fogaaday💔 Club House waxa ugu necebahay Qofka Gacan isoo dira👋 Qofne ma garanayo waxa igu dhacay😡 📩Hadii ilowshuhu Noqon Lahaa shay La iibin Karo waxa u Noqon Lahaa mid Ka Qiimo Badan Dahabka iyo dinaarka💵💰💷 Waa sidaan noloshu, waa sidaan aduunyadu. Yaa waaye qofka ku qaadi doona Anna iqaadi doona ? Qofka na qaadaaya waa qofkii noogu dhowaa qalbiyadeenna, Yaa waaye qofka ciidda nagu rogi doona korkeena ? Waa dadkii qalbigeena ku weynaa. Markey baxaan oo kaa tagaan oo anna iga tagaan. Allaa dhahaaya "adonkeygiiyow, way baxeen oo waa kaa tageen, qabrigana wey ku dul dajiyeen, oo hadday kula joogi lahaayeen xitaa waxba may ku tareen, kuumana soo harin maanta illaa aniga mooyee." "Aniguna waxaan ahay midka nool ee aan waligii dhimanaynin." Miyeyna ku cibro qaadasho mudneyn arrintaasi walalayaal ?