Toohe Darwiish
@darwish143
1.2K
friends
Nin waliba ceesaanti ceel geeπ€ β¬οΈβ¬οΈβ¬οΈπ¦π¦π¦π¦π¦π¦π¦ β¬οΈπβ¬οΈπ¦π¦π¦βοΈπ¦π¦π¦ β¬οΈβ¬οΈβ¬οΈπ¦π¦π¦π¦π¦π¦π¦ fitnessπͺ ππ€πππΈπ±πͺ Abwaan laba go,le Boqoradii aduunyadu tiqiin bari saban Kii Bir adayga qarankii lahaa baxada iyo xooga Gaalada kuwii beydadshee beerka ka asaashay Badraan iyo cayaar kuma galaan loo bilaash dilo'e. Aar cadho burkii jabiyoo booca karinaaya Maroodiga banaan qooqaya iyo qalanjo buubaysa Waran bagax ah odayaal sitaa uma badheedhane Inkastaad barwaaqo iyo nabad ugu bishaarayso Gun balaayo kaa doontey oo boqon ku goynaysa Baaruuda in aad buufisa waa banaan tahaye Bah yaraa bur hoostiis gala oo baqo dharaartiiye Bariistiyo hadhkiibaa tolkay col u badheedhaaye Barqo weerar baa lagu yaqaan baarka aan ahaye. Hadaad cadho bugood mira tahoo gaadho badankooda Buntukh iyo lagumaba waabin karo belel rasaaseedeπππͺπͺ