Clubhouse logo

Nimcah Omar

@cidadiishka

1.3K

friends

»»————- ★ ————-«« ✷     ˚ * .      *   * ⋆   . ·    ⋆     ˚ ˚    ✦   ⋆ ·   *      ⋆ ✧    ·   ✧ ✵   · ✵ ꒱࿐♡ ˚.*ೃ ꒱࿐♡ ˚.*ೃ ꒱࿐♡ ˚.*ೃ ˚ ༘✶ ⋆。˚ ⁀➷ ˚ ༘✶ ⋆。˚ ⁀➷ ˚ ༘✶ ⋆。˚ ⁀➷ -ˋˏ ༻✿༺ ˎˊ--ˋˏ ༻✿༺ ˎˊ- ..... (¯`v´¯)♥ .......•.¸.•´ ....¸.•´ ... ( sakiin ma goyso Geed sal weyn Soomaalinimadana Wa sidaas ❤️ 𝐃𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗶𝗶~ 𝗛𝗼𝗿𝗲 1973 🛖 🐪 🌴 > Qofba haybad gaariyo Hadal wacnidiisuu Ku hantaa qulubto Heedh lagu qadariya Nimca heesaheegiyo Hadalkeega wacanbay Ka heshaa naftaydiyee Huno maad usheegtan Hubqaadkii haweenkiyo Hiboo lagu anqariyeey Ubax hoota nooguu Hooy wacan Kabaxayey Ayaa kaaba hadhi kara >Al abwaan Axmed Xirsi💕👑🙏 > > -------------------------- Dhulka meesha dooga leh Ku dhantahay barwaaqadu Sida loogu dhololee Dhaayahu ugu diirsadaan Nimcaa uga dhigan filkeed Nimcaa dhaqan iyo asluub Dhigeed poqol dheer hablaha Nimcaa dhool da,ay sidii Nafluhu ugu dhiiradaan Dheemanka iyada ka mudan Wax dheer luulkiyo yuraan Nimcaa dhiiranaan qofkii Dharaar qudha erey yidhaa Dhamaan noloshii tabaa >Al abwaan Xigmaawi👑❤️🙏 Do everything with good heart ❤ and expect nothing in return, because expectation always hurt 💔 😞 > > >

chats