Clubhouse logo

*

@cabdoo_420

559

friends

Maan gaadhin darajada Maamuus abwaanimo. ................................................. Heesta xillo Jano. Hadaan kugu Yara xanaaqo Aduu daji xaaladaydoo Xasili mawjadaha kacaaya Xinbaa dumar lagu yiqiinee Xilkii odaynimo ha seegin Wanaaga hadaaban xooro Xaqeenana dhawri waayo Aduu ha xumaan sidaydee Xagayga wixii qaloocda Aduu xaga kale Ka toosi ..............kooras................ Rabaa isku xidhay duntenee Sidaad xanaf iiga dhawrto Waxaan kuu noqon xurmeya Ruux kugu xafida quluubta. ✍️ .................................................... Heesta. Naftada igu lamaan Niyada laabtiyo qalbiga Nuuraay adigaa dagoo Dajiya waan kugu nastee Miyaan kaa noogayaa? Nafbaad tahay igu dhex nool Nud baad tahay iga midoo Nuura nasiya nageeyaay Naftaada ani igu lamaan ....... kooras................ Dhisaay noloshayda kaabay Dheeliga naftayda diidaay Adigaan kugu nastoo Naxariista aday barree Miyaan nafar Kula simaa?✍️ ......................................................