Clubhouse logo

‎ ‎ S̶o̶o̶c̶a̶r̶a̶r̶

@boonasjuug

1.7K

friends

𓃬𓃮 Garab waxaad ka dhigata Dadka ruuxa kuu jecel ❤️ Dareen waxaad ku xulataa😍 Qofka gooni kula daga 👫 Nolol waxaad la dhisataa 👩‍❤️‍👨 Qofka nolosha kuu hura 🧑‍🦽💃 Abaal waxaad u celisaa 🫀 Cidlo ruuxa kaa jira 😭 Talo waxaad ku gunudaa☹️ Gofka tooska kugu haga 😍 Dhawrsan Kaba Ha radin waji qurxbdn balse radi qof nolashado dhan qurxiya ✍🏻🌹💐 ruuxii damiirlee
dabcigiisu nool yee
dadnimada yaqaanaa
dawgu kama habaabo
dawlad iyo bulshiyo qof
kay doontaba ha noqote
doqonbaa abaal gadan
intay dunida nooshee
waxaan kula dardaamee
dabaday jirena faray
dadka qofkii wax kuu tara
daacad kuugu hagar baxa
kaga doona meel adag
wuxuu galay wax doorsada
si ka diiran ugu celi
haduu diiday waayuhu
noco qof ku dayn baxa
dibnihiyo afkiisoo
duco ugu abaal guda