M⃐O⃐O⃐S⃐ W⃐A⃐R⃐E⃐J⃐I⃐S⃐O⃐
@bea.uumac
1K
friends
DARBI DAROOD LTD🦁💪🏾 GABAR LEELKASE❤️👸 🤴Take my hand i go with you👸 🤴where ever you go i follow you👸 🤴arki ma wllhi I die for u 👸 🤴waxa tahy naxaristii pea👸 ╱◥██████◣🇸🇸 │∩│🖼️▤│▤▤│ ▓▆▇█▓∩▓█▇ Ma og tahay adoo dheer🫀😭 Inaad igu dhex nooshahay❤️ Misna dhaawacan qabo🥺 Dhakhtaradu yiraah deen💑 Ruux dhayi karaayaa😥 Waa dheeman iyo luul😫 Ma og tahay sidaydaba Dheef inaan isdaynoo🥺💔 Dhuun tayda marinkiyo Calooshaba waxan dhigo Dacar ii dhadha mayaan❣️😫 Ma ogtahay jacayl dhamac😫💔 Dhiigayga miirdham❣️ Dheehiyo dhalalkii Durba kala dhaqaq noo Lafo Dhuuban aan ahay 😭😭 Ma og tahay dhambaalkaan❤️🫀 Kuu dhigayay maansada Taariikh dhigmaysoo Dhaxal reeb inay tahay😫