Clubhouse logo

Amran

@amran.maygag

1.5K

friends

Walaalkay ama walashay waxan ka codsanayaa hoygeeni akhiro hadii aan kaga horeyo in aad ducada igu cawiso ina samax ana mar walba saamax baad iga tahay janaan ilaahay inooga wada baryayaa mar walba ilaahow qabriga beer beeraha janada ka mid ah inooga dhig dhamaanteen Aaaamiin 🤲🤲🤲🤲