ALAQE OG
@alaqe
1.5K
friends
π¦ π¦ π¦ π¬π²π¬πΆ βοΈ ALAQE OG βοΈ π¬π²π¬πΆπ¦ π¦ π¦ βοΈβοΈβοΈmy sisterβsπ¬π²π₯°πππ©ΈβοΈβοΈβοΈ π Farxiyo hego π¬π²ππ©Έ π₯Eedman og π¬π²ππ©Έ π₯Fartun Swager π¬π²ππ©Έ π₯Qalbilula π¬π²ππ©Έ π Kunkaroon π¬π²ππ©Έ β€οΈππ Follow me Snapchat β€οΈππ Alaqe123 π¬π²π¬πΆ Ogaadeen haddaan ahay dad, wow amar sareeyaaye Oo ubaxa baarkaan ihiyo, awrta Haashimiye Abtirsiimadey waxay gashaa, odayo waaweyne Halkaan ugu arooraana waa, odayga Daaroode Rasuulkii udgoonaana waa, ina-adeerkay e (csws) Sayidkii Axmed ahaana, way awow runna ahee Ibraahiin Rashiid aabbahay, odaygii weeyaane Asaxaabihii oo dhan baan, ehel wadaagnaaye Hadba anigu qoyskaan ahaa, loo irkanaayaye Nin Amxaara mooyee intii, edeg adduun joogta Islaameedku wuxuu ii yaqaan, ehelu kharykiiye Aakhiro albaabbada jannaan, agabsanaayaaye Adiguna Abbaanow midgaan, uraya sow ma ihid? War sow kii Illaahay nacee, eyga qalay ma ihid? Allaahu akbar eedaanku waa kaa af iyo beene Follow me Snapchat Alaqe123π¬π²π¬πΆ